Koxda kubada cagta ee Twin Cities Stars waxaa la as asay sanad ku markuu ahaa 1998 waxaa lagu aas aasay gobolka Minnesota gar ahaan Minneapolis. Waxaana aas aska kooxda Twin City Stars qeeb wayn ka qaatay farah owkoobe allaha unaxariistee waxa uu ahaa ragii ugu horayay oo isku duba riday kooxda . Ujeeda loo as asay kooxdan waxay aheed in la sameey koox matasha somalida kudhaqan qobolka Minnesota oo ay oga qeebgalaan tartamo kubad cagta oo lugu qabto sanad kasta magalooyin ka yaal North Amarica sida Toronto Canada, Ohio,Atlanta iyo gobolka dhexdiisa.
Hase yeeshee taas waxay surta galisay in dhalin yaro faro badan oo markaa kudhaqnaa gobolka ay ka sooqeeb galaan kooxda Twin City Stars. dhaliyarada waxaa ka mid ahaa dhaliyaro ku dhaqanaa dhinaca bari ee Minneapolis oo ladhihijiray fourteen fiveteen iyo kuwa ayaguna daganaa dhinaca koofurta magalada oo ladhihi jiray Macawisleey. dhaliyarad waxaay aadi jireen iskuulo kaladuwan waxay na ukala ciyaari jireen iskuladaa badan kood waxaay sida macawisleey badan kood ugu ciyaarijirtay Roosevelt fourteen fiveteen waxay badankooda u ciyarijireen north Minneapolis.